Bankiga Adduunka oo saddex arrin ku amaanay Maamulka Taliban ee dalka Afghanistan

Bankiga Adduunka ayaa Maamulka Taliban ee la wareegay Afghanistan ku amaanay iney wax badan ka qabteen horumarinta dhaqaalaha dalkaas Qoraal ka soo baxay Bankiga Adduunka ayaa lagu sheegay in Taliban ay hoos u dhigtay sicir bararka gaaray halkii ugu sarreysay. Waxay si hufan ula dagaalameen Musuqmaasuqa, waxayna 90% kordhiyeen wax soosaarka ay dibada u dhoofiyaan”ayaa … Continue reading Bankiga Adduunka oo saddex arrin ku amaanay Maamulka Taliban ee dalka Afghanistan